Ku Soo Dhawoow Haqabtire Institute of Technology
Haqabtire Institute of Technology waa machad casri ah oo u heellan horumarinta aqoonta iyo xirfadaha tiknoolajiyadda, isaga oo siinaya ardayda fursado waxbarasho oo tayo leh oo ay ku gaari karaan yoolalkooda waxbarasho iyo shaqo.
Machadku wuxuu bixiyaa barnaamijyo kala duwan oo xirfadeed iyo kuwo online ah (E-learning), kuwaas oo loogu talagalay in ay ka caawiyaan ardayda, shaqaalaha, iyo ganacsatada inay helaan xirfadaha looga baahan yahay suuqa shaqada casriga ah.